Sawirada beeraha degmada Afgooye
Afgooye waxaa la dhihi karaa waa meesha ugu qiimaha badan dhulka Soomaaliyeed.
Afgooye waa meel aad barwaaqo u ah.
waxaa ku nool Afgooye dad badan oo kasoo jeeda meelo badan.
laakin dadka degaanka degan oo asalka ah waa beesha Galadi.
beesha Galadi waa dadka ku hadla afka maayga oo waligooda deganaan jiray degmada Afgooye.
waa dad beero iyo xoolo ku leh degmada Afgooye.
dadka kale ku nool waa dad kooyto ah oo kasoo galey goballada dhexe