Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com//wp-content/uploads/26-juunyo-soomaali-2019-357x210.jpg)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda kaga qeyb galaya Guriga Dowldda Hoose ee Xamar munaasabad lagu maamuusayo sannad guurada 59-aad ee ka soo wareegtay xornimadii Gobollada Waqooyi ee dalka.
Munaasabaddan ayaa furitaan u ah Toddobaadka Xurriyadda Dalkeenna iyada oo maalmaha 26ka Juun ilaa 1-da Luulyo ay yihiin maalmo qiimo weyn ku leh sooyaalka ummadda Soomaaliyeed iyo halgankii gobonnimo doonka.
sawirada halkaan ka daawo
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/26-juunyo-soomaali-2019-ciidanka.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/26-juunyo-soomaali-2019-haweenka.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/26-juunyo-soomaali-2019-xaflad.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/26-juunyo-soomaali-2019.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/26-juunyo-sawiro-cusub-dalka.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/26-juunyo-sawiro-cusub-muqdisho-farmaajo.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/26-juunyo-sawiro-cusub-muqdisho-somali.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/26-juunyo-sawiro-cusub-muqdisho.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/26-juunyo-sawiro-cusub.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Xafladda-maalinta-26-june-ee-magaalada-Muqdisho-2019-2.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Xafladda-maalinta-26-june-ee-magaalada-Muqdisho-2019-3.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Xafladda-maalinta-26-june-ee-magaalada-Muqdisho-2019-4.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Xafladda-maalinta-26-june-ee-magaalada-Muqdisho-2019-5.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Xafladda-maalinta-26-june-ee-magaalada-Muqdisho-2019-6.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Xafladda-maalinta-26-june-ee-magaalada-Muqdisho-2019-7.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Xafladda-maalinta-26-june-ee-magaalada-Muqdisho-2019.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Farmaajo-iyo-xafladda-26-ka-juunyo-2.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Farmaajo-iyo-xafladda-26-ka-juunyo-3.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Farmaajo-iyo-xafladda-26-ka-juunyo-4.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Farmaajo-iyo-xafladda-26-ka-juunyo-5.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Farmaajo-iyo-xafladda-26-ka-juunyo-6.jpg)
![Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho](https://daruur.com/wp-content/uploads/Farmaajo-iyo-xafladda-26-ka-juunyo.jpg)
sida la og yahay wali Somali iyo Somalilnad isuma imaanin laga soo bilaabo 1991-kii.
xafladda Juunyo magaalada aad baa loogu soo qeybgalay