Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay
Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay
Su’aasha:
salam waxan isku arkay gus yari guskayga markuu kaco waa 6 sn markuu dansan yahayna waa 2 sn oo kale meesha ayuu dhegan yahay anigana waxan jiraa 19 sano marka waxan maqlay saliida guska ayay weynaysa arintas maxaa ka jiro hadii sax ay tahay waa salidee sido kale salida guska la mariyo dhib cafimad ma keni karta waxan kalo inin wydiya daawo ma la helaa oo xubinta lagu weyneeyo fadlan jawab degdeg.

Jawaabta:
Raga inay ku kala duwanaadaan xubinta taran waa wax abuurka u noqonaya, da’da aad jirto marka loo eego dherer aad buu u yar yahay, marka waa laga yaabaa saliida macsarada ama saliid seytuunka marintooda in ay wax yar wax ka badali karaan geedka siiba marka in badan lagu daliigo muddo dheer.
Wax cudur ah ma laha in lagu subko xubinta taranka saliid haddii aysan sheekada siigo isu badalaynin.
Waayo qofka doobka ah inta badan marka uu saliid mariyo bahalkiisa kacsi buu dareemi karaa taasna waxay keenaysaa inuu seego sameeyo.
Sidoo kale waxaad ogaataa ma aha naagta waxa qanciya geed aad u dheer ama geed u weyn, waa waxaa qanciya geed kacsan oo adag oo aan damin.
dumarka ma jecla raga geedka ka jilcay oo tabarta aan lahayn ama isla markii biyaha ka baxa.
Taas waxay keenaysaa gabadha inay biyabax gaari wayso iyadoo ninka biyaha manida ay ka baxeen.
Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

For men to vary in the reproductive organ is something that becomes a seed, the age you are at in terms of is very small in height, when it is possible that the oil of the vine or the oil of the pine oil can slightly change the removal of the plant when it is often planted for a long time.
There is no disease to anoint the genitals with oil unless the story of sigo changes.
For when a man of the buffalo often anoints his beast with oil, he can feel aroused, which causes him to make a wake.
Also you know it is not the woman who satisfies a very tall tree or a large tree, it is satisfied by a firm erect tree that does not turn off.
Women do not like men who have softened from the tree and have no weakness or who are immediately out of the water.
This causes the girl to have ejaculate when the man’s sperm water is gone.
Basasha iyo geedka ninka waxtarka ay u leedahay halkan ka daawo