Site icon Daruur درور

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa

Su’aasha:

Saliid Macsarta Timaha La Marsado Hadaan Cuntada Kudarso Kawaran Wax Dhibaato Ah Ma Igu Keenaysaa.

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa
Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa

Jawaabta:

Maya saliid macsarada waa la cuni karaa waxay ka fiican tahay saliido badan oo dadka ay cunaan, sida saliidda galayda ama saliid cadeyda guud ahaan,  waxay leedahay caafimaad waa nafaqo, saliid macsarada faa’idadeeda iyadoo faahfaahsan daruur ka raadi in badan ayaan ka hadalnay, sidoo kale faa’idada ay leedahay sisinta, maxaayeelay saliid macsarada waxaa laga lisaa sisinta.

Laakin saliid macsarada haddii lagu daro waxyaalo carfaya ama daawooyin kale oo loogu talaggalay madaxa ama timaha in marsado markaas lama cuni karo maxaayeelay waxyaalahaas carfaya ama kiimikada ah ayaa baddalaya waxay ka saarayaan sifada dabiiciga.

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

If I add oil to the hair, will it cause me any problems?
No peanut oil is edible it is better than many oils that people eat, such as coconut oil or perfume oil in general, it has health is nutrients, the benefits of oil can be eaten in detail in the cloud we have talked a lot about, also the benefits of sisinta, because oil is added to the oil of the oil.

However, if oil is added to perfumes or other medicines for the head or hair to be applied, then it cannot be eaten because those syging or chemical agents change and remove the natural characteristic.

 

Waxtarka basasha

Exit mobile version