Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa?

Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa?

Su’aasha:

Walaal subax walba markaan soo koco waxaan xubintayda taranka u isticmaalaa saliida macsarada oo aan ku jimicsiiyo hadana waxaan dareemaa markaan ku daliigo guska kacsi waali ah marba mar ka sii dambeysana waxaan xubintayda ku arkayaa inay sidii hore ka dheeraaneyso marka saliid macsarada ma xubinta ayay dheereeysaa?.

Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa?
Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa?

Jawaabta:

Saliid macsarada guud ahaan raga way u fiican tahay qofka markuu cunayo saliid macsaro dareenkiisa wuu kordhayaa sidoo kale waxay yaraysaa hormoonka Estrogen loo yaqaano oo hadduu ragga ku bato dhib u keenaya xagga raganimada, sidoo kale saliid macsarada waxay u roon tahay qolqolka dhiigga qofka cunaya dhiigiisa meelo badan ayuu gaarayaa oo jirkiisa ka mid ah, siiba xubinta taran  waxaa kaloo ay kordhisaa tayada biyaha shahwada ninka.
Laakin in lagu daliigo geedka ninka ilaa iyo hadda daliil cad lama hayo oo tilmaamaya inay dheerayso, waa laga yaabaa jiidjiidkaas inuu ku saamoobo illeen waa muruq iyo maqaaree, si kaste wax dhib uma keenayso, laakin inuu qofka cuntada ku darsado ayaa fiican siduu u helo waxtarkeeda caafimaadka.

Qoraal kale la mid ah kan:

Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa’ido leedahahay

 

زيت السمسم جيد بشكل عام للرجال.
عندما يأكل الشخص زيت السمسم تزداد مشاعره كما أنه يقلل من هرمون الاستروجين وإذا كان وفيرا عند الرجال فإنه يسبب مشاكل من حيث الذكورة ،
كما أن زيت السمسم جيد لتدفق الدم للشخص الذي يأكله يصل دمه إلى أجزاء كثيرة من جسمه ،

ومع ذلك، لا يوجد دليل واضح على أن آلة الرجل يجب أن تتأثر، فقد يكون المد سيؤثر عليها لأنها عضلية وجلدية، إلا أنها لا تسبب أي ضرر، ولكن من الأفضل للشخص أن يضيفه إلى الطعام للحصول على فوائده الصحية.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More