Salaada subax waqtiga aan soo kaco ma dukan karaa

Salaada subax waqtiga aan soo kaco ma dukan karaa

Su’aasha:

Salaada subax waqtiga aan kasoo kaco ma dukan karaa mararka qaar hurdaa ila tagta markasto ma ahan hadii aan mobileka alarm aan saarto mobileka anoo maqlaayo ayaan damiyaa hurdada ayaa iibaxda talo isiiya.

Salaada subax waqtiga aan soo kaco ma dukan karaa
Salaada subax waqtiga aan soo kaco ma dukan karaa

Jawaabta:

Haddii aad niyaysato salaadda oo ay hurdo kula tagto way ka duwan tahay haddaadan ka fikirinba, maxaayeelay qofka muslinka mar kaste wuxuu ka fikiraa salaadaha siduu u ilaalin lahaa, dad badan baa jira sida xoolaha oo kale iska seexda inay wax been habeenkii ku dhafraan salaad subxna mar kaste dayaco, ku dadaal inaad subax kaste soo kacdo haddii marmar ay dhado inay kaa tagto markaad soo kacdo horay ka tuko.

 

Waqtiga salaadaha

 

Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo

If you wish to pray and go to sleep with you, it is different if you do not think about it, because the Muslim always thinks about the prayers as he would keep it, there are many people like animals who sleep to lie at night and always neglect the morning prayer, try to wake up every morning if sometimes it happens to leave you when you wake up pray beforehand.

Riyada salaada halkan ka daawo fasirkeeda

You might also like
1 Comment
  1. Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa
    Amiin karaama says

    Maxaa sababa fikirka badan

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More