Sababta keenta oohinta gabdhaha xiliga dhiiga caadada

Sababta keenta oohinta gabdhaha xiliga dhiiga caadada

Su’aasha:

waxan isku arkaa marka dhiiga caadada an qabo oohin iyo cabsi sabata kkenta taas maxay tahay.

Sababta keenta oohinta gabdhaha xiliga dhiiga caadada
Sababta keenta oohinta gabdhaha xiliga dhiiga caadada

Jawaabta:

Dhakhaatiirta waxay sheegaan in isbadalka hoormoonada uu keeno oohinta xiliga caadada dhiiga, dumarka qaar ayaa sidaas noqda, waxaa fiican gabadha in loo daaweeyo qaab nafsi ah, waxaa laga yaabaa niyadjab ama walwal inay galayso marxalada dhiiga caadada, marka nafsi ahaan ayay u baahan tahay in loo caawiyo, haddii aad xaas tahay ninkaaga u bandhig una sheego waxa aad ka fikirayso iyo dhibka iyo ciriiriga aad dareemayso, waxaa laga yaabaa hadalkiisa inuu kaa khafiifiyo arrintaas, waxaa kaloo aad u baahan tahay jawi degan oo aan buuq lahayn.

Marka caadada igu dhacdo caloosha ayaa i bararto

Doctors say that hormone changes cause crying during menstruation, some women become so, it is better for the girl to be treated psychologically, it may be depression or anxiety to enter the menstrual bleeding stages, when psychologically she needs help, if you are married show your husband what you are thinking and the pain and stress you feel, His words may lighten that on you, you also need a calm and noisy atmosphere.

 

Fasirka riyada dhiiga caadada

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More