Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta

Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta

Su’aasha:

scw, bahda daruur gabadha xiliga sariirta maxay u xanaaqaysaa dumar badan ayaa sidaas ah xanaaqa hablaha xiliga raaxada galada maxaa sababo waliba marka galmada ay dhamaato ayay xanaaqaysa taas ma ii fasiri kartaan raga badan ayana ka sheegta.

Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta
Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta

Jawaabta:

Dumarka kacsiga badan ayaa arrintaas u badan taasna waxaa keena ninka markuu deeqi waayo ama uu qancin waayo, waxaa laga yaabaa inay rabto ninka howsha inuu wado ilaa ay ka biyabaxdo, marka uu ninka yahay mid dhaqsi ku biyabaxo iyadana aysan dhamaysanin taas waxay u keenaysaa niyadjab raaxadii iyadoon gaarin, teeda kale ninka kuma dhihi karto aniga wali ma gaarin raaxada way ka baqaysaa illeen kalsooni fiican ma jirto, marka ninka waxaa laga rabaa xaaskiisa inuu siiyo kalsooni wixii ay u baahan tahay oo dhan xagga sariirta inuu ka qanciyo, waxaa fiican inuu istiinka dheereeyo, dumarka inta badan way daahaan xiliga galmada, xataa haddii aad awooddo biyaha inaad gadaal u dhigto gadaal u dhig ilaa ay xaaskaaga ka gaarayso gariirka galmada.

Boogta Madaxa Geedka Ninka Maxaa Daawo U Ah

Women who have high erections are more likely to do this and this is caused by the man when he does not give or satisfy her. She may want the man to continue until she ejaculates. without reaching it, she can’t say to the man that I haven’t reached the pleasure yet, she is afraid that there is no good trust, so the man is required from his wife to give her confidence in everything she needs in bed to satisfy her, it is better for him to be long , women are often late during sex, even if you can hold the water back until your wife has sex.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More