Sababaha ugu muhimsan furiinka

Basic reasons for divorce

Sababaha ugu muhimsan furiinka

Basic reasons for divorce

Sababaha ugu waaweyn oo badiyay furiinka bulshada soomaaliyeed.

Marka hore dadka soomaaliyeed waa dad dhaqan suuban lahaan jiray, marka dib aad u eegto dadkii hore, waxay ahaayeen dad qanaaco leh, oo aan hanqaltaagin waxyaalaha dheregdhacsiga ah.

Laakin hadda wax badan ayaa is baddalay, xagga dhaqanka , nolosha, iwm.

Waxaad arkaysaa gabar labaatan sano aan gaarin garoob ah, waxaa ka sii daran iyadoo laaban jir ah oo labo nin iyo in kabadn inay soo fureen.

Marka hore qofka rabo inuu guursado wuxuu guursanayaa isagoon ka soo bixi karin mas’uuliyadda guurka, teeda kale wuxuu ku helayaa gabadha baylax, taasoo keenaysa inuu si dhaqsi ah ku furo, maxaa yeelay wixii si fudud aad ku hesho si fudud ayaad uga tagaysaa.

Teeda kale , dadka isguursanaya waxaa ku yar aqoonta, siiba aqoonta dhabta ah oo la xiriirta diinta islaamka, maxaa yeelay islaamka aad buu uga hadlay waajibaadka iyo xuquuda ninka iyo naagta.

Sababaha ugu muhimsan furiinka
Sababaha ugu muhimsan furiinka

Soomaalidu wax ka siman yihiin furiinka kuwa dibadda ku nool iyo kuwa gudaha joogaba.

Manta waxaad arkaysaa naag shan nin soo guursatay, qof kasta wuu dareemi karaa dhibka ariintaas ay u keeni karto bulshada.

Waxaa yaab ah, naagaha qaar wayba ku faanaan raga badan, waxayna ku dhiirrageliyaan gabdhaha yaryar oo guurka ku cusub, inay kala tuuraan gurigooda.

Baraha bulshada manta marka aad gasho waxyaalo badan oo naxdin leh ayaad ka helaysaa.

Naago badan ayaa sheekadaas ka dambeeya, si ay u huriyaan guryaha deggan.

Sababaha waxaa ka mid ah, lacag jacaylka, marka yurub la tago, naagta waxay rabtaa ninkeeda inay maamusho, Ileen ceyr buu qaataayee, marka haddii uu fulin waayo waxyaalaha qaarkooda , waxay ka dalbanaysaa furuun, iyadoo isku hallaysnaysa dowladda ay joogto, guri ayay haysataa, ninka bacdiisa ayay bannaanka usoo dhigaysaa,

Sababkan wuxuu ka mid yahay sababaha ugu badan oo keena furiinka qurbaha siiba dalalka reer galbeedka.

way jiraan sababo la xiriira dhaqanka tusaale ahaan naagta ninka inuu ka dalbado waxyaalo dhaqanka soomaalida ka fog sida galmada qaabka daran  raaxada qaldan  jaqida cambarka ama jaqida geedka ninka ama galmada futada waxaa laga yaabaa inay waxaan keenaan kala carar.

Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa

Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video

 

الأسباب الرئيسية لتزايد حالات الطلاق في المجتمع الصومالي. بادئ ذي بدء ، فإن الشعب الصومالي هم أناس كانوا يتمتعون بثقافة جيدة ، فعندما تنظر إلى الناس في الماضي ، كانوا يشعرون بالرضا ، ولم يتوقوا إلى الأشياء التي ترضيهم. لكن الآن تغير الكثير من حيث الثقافة والحياة وما إلى ذلك. ترى فتاة أقل من 20 عامًا ، بل والأسوأ من ذلك ، إنها تبلغ من العمر وقد تم اغتصابها من قبل رجلين. بادئ ذي بدء ، الشخص الذي يريد الزواج يتزوج دون أن يكون قادرًا على تحمل مسؤولية الزواج ، والآخر يجد الفتاة في موقف ضعيف ، مما يجعله يطلقها سريعًا ، لأن ما تحصل عليه بسهولة ، يمكنك المغادرة بسهولة. . من ناحية أخرى ، فإن الأشخاص الذين يتزوجون ليس لديهم سوى القليل من المعرفة ، ناهيك عن المعرفة الحقيقية المتعلقة بالإسلام ، لأن الإسلام تحدث كثيرًا عن واجبات وحقوق الرجل والمرأة.
الصوماليون متساوون في حالات الطلاق لأولئك الذين يعيشون في الخارج وفي البلاد.

فاليوم ترى امرأة تزوجت من خمسة رجال ، يمكن للجميع أن يشعروا بالألم الذي يمكن أن تسببه هذه القضية للمجتمع.

والمثير للدهشة أن بعض النساء فخورات بالعديد من الرجال، ويشجعن الفتيات الصغيرات الجدد على الزواج، على تشتيت منزلهن.

على وسائل التواصل الاجتماعي ، عند تسجيل الدخول ، تجد الكثير من الأشياء الصادمة.

العديد من النساء يقفن وراء هذه القصة، لإشعال العقارات السكنية.

من بين الأسباب ، حب المال ، عندما تذهب إلى أوروبا ، تريد المرأة من زوجها إدارتها ، وتأخذ إيلين رشوة ، عندما لا يفعل بعض الأشياء ، فإنها تطلب الطلاق ، معتمدة على الحكومة التي هي فيها ، لديها منزل ، تضع حقيبة الرجل ،

هذا السبب هو واحد من الأسباب الأكثر شيوعا للطلاق في الدول الغربية.

هناك أسباب ثقافية ، على سبيل المثال ، للمرأة للمطالبة بأشياء بعيدة عن الثقافة الصومالية ، مثل الجماع

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More