Riyo caajiib ah oo qiso xambaarsan

Su’aasha:

Asc bahda daruur habayn ayaa waxaa ku riyooday wiil aanan aqoonin oo taleefan loo diraayo markii uu baxay wax yar ka dib mid aan is naqaano igu dhahay sxb labo taleefan ii soo iibi wiilkiina taleefanka ka soo qaad waa laga qaadanaayee aniga waxay ila ahayd inaan ahay qof laga cabsado waa baxay waa soo iibiyay wiil kle oo aanan aqoonin ila socday xaafada markaa u soo socday ayaa soo xasuustay in la igu dhahay cunuga taleefanka ka soo qaad waa orday waxaan arkay wiilkii oo labo nin dilaayaan oo taleefanka ka xoogi rabaan waa soo orday waa ka celiyay way iga cabsanayaan hadane ma baxaayaan waa dilay taleefankii aa soo qaaday meel tuulo cml ayaa mareenay waxaan aragnay niman iyo baabuuro badan oo albaabka tuulada istaagsan albaabka tuuladana waxaa ku yaalo god wayn oo bahal uganda 🇺🇬 ku bartay oo jack fruit la dhaho ku yaal lkn geedkaas mhn kaliya way isku egyihiin dhadhankana sidii wax baqtiyay cml u soo uraa una soo dhadhamaa marka baabuuraha ayay ka buuxsadeen labo nin iyo mooto iyo baabuurka la dhaho jeep ayaa ku soo haray albaabka tuulada way isiiyeen mana aqoon wuxuu yahay waa ka qaatay waa cunay dhadhankii aa soo sheegay cml ayuu lahaa waa tufay ka dib dhinacayga soo aadeen aniga dib ayaa u baxay godkii ku dhacay aniga iyo wiilkii taleefanka laga xadi rabay anagoo geedka hee heesano ayaa nin qamiis cad wato yimaaday wuu i soo bixiyay wiilkii kle markuu soo bixiyay wiilkii wuxuu ku tuuray godka anigana waa qabtay waa ku silcay markii dambe maro u tuuray geed wayn xididkiisa isku celiyay lkn wuxuu ku dhacay godkii nimankii waxay habsiiyeen ninkii waxayna ku dhahayn dadka jizaariinta iyo xumaanta sameeyaan ayaa soo dhawaysanaa anigii baabuurka gadaashiisa ayaan fadhiistay wiilkii ayaana ila fadhiyay labadii nin waxay fadhiyeen shirka cabaar markaa la fadhiyay ayaan ka orday tuuladii ayaan galay mid ayaa isoo bursaday wiil yar oo alaab watay ayaa arkay wuu cabsaday oo wuxuu ii maleenaayay inaan alaabka ka qaadan rabo dadka tuuladana waxay fadhiyeen hal meel waxaan ku dhahay I qariya labo naag ayaa iga diideen lkn naag kle ayaa ii wacday oo i qarisay lugaheeda hoosteed ayay igu qarisay maalmo ka dib tuuladii madax ayaa u noqday waa hormariyay godkii ayaa rabay inaa ciid ka buuxiyo lkn intaan ciidka buuxin ayaa is dhahay ninkii meedkiisa ka soo dhex raadi ciidamo u diray ninkii oo nool ayay soo bixiyeen riyada way dheereed intaas ayayna ku dhamaatay ii fasira😀🙏

Riyo caajiib ah oo qiso xambaarsan
Riyo caajiib ah oo qiso xambaarsan

Jawaabta:

Riyadan waa riyo cajiib ah waxayna tilmaamaysaa mustaqbalkaaga iyo nloloshaada waxa aad la kulmi doonto, waxay u eg tahay inaad qof madax noqon doonto oo meel aad xukumi doonto dadka oo dhan ay kaa dambeynayaan, taas kahor nolol kala duwan ayaad maraysaa wadamo badanna waad tagaysaan, riyada waxay u muuqataa riyo dhab ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More