Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada
Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada
Riyada:
# Riyada kobaad~ waxan riyo ku arkay walaakay iga wayn isku hooyo iyo aabo nahay isago qaawan wax dhar ahna sidan waxaana la joogtay xaaskiisa labaad
# Riyada labaad~ waxan riyo ku arkay hooyaday ilaahay ha u naxariiste oo geeriyootay 27 sano kahor iyado fadhida o i fiirinayso ila hadlaynin lkn anigu intaan gacanteeda dhunkanayo kudhahaya hooyo waan kuu xiisay
# Riyada saddexad~ waxan riyo ku arkay ayeeyo hooyo ilaahay ha u naxariiste oo geeriyootay 25 sano kahor iyado ila fadhida anigo ooyaayo aye gacanteeda madaxa igu salaaxaysa. Khayr alle ha idin siiyo isoo fasira

Fasirka:
Riayada koowaad: waxay tilmaamaysaa walaalkaaga arrin inaad ka ogaan doonto oo uu qarin jiray, xaaskiisana aysan rabin la la ogaado arrintaas.
Riyada labaad: waxay kugu boorrinaysaa hooyadaada inaad u duceyso oo aadan illaawin.
Riyada sedexaad: waa riyo tilmaamaysa inaad ka bixi doonto waxyar murugo aad ku jirtay.
Riyada hooyada halkan ka daawo
The first dream: indicates that you will find out about your brother about something that he was hiding, and his wife does not want to know about it.
The second dream: urges you to pray for your mother and not forget her.
The third dream: is a dream indicating that you will get out of a little sadness that you were in.