Riyada siigada hadana soojeedka lagu sameeyo

Su’aasha:

Dr waxaan ahay qof dhalinyaro ah oo siigeysta waxaan ku Riyooda habeenkii anigoo siigeysanaayo kadibna maalintii waan sameeya walipa waxaan u sameeya isla Qaabkaan ku Riyoonaaayay bal ila taliya dr.

Riyada siigada hadana soojeedka lagu sameeyo
Riyada siigada hadana soojeedka lagu sameeyo

Jawaabta:

Riyada aad arkayso waxay ka dhalatay fikirka, adiga waxaad ka fikirtaa raaxada iyo siigada marka niyadda waxa aad ku hayso riyada way kugu imaanayaan, xalkaaga waa inaad siigada go’aan adag ka qaadato, haddii kale siigada meel daran ayay kugu ridaysaa webka Daruur su’aalo badan ayuu ka jawaabay oo siigada ku saabsan waad ka dhex raadin kartaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More