Riyada roobka iyo daadka yar gabar yar iyo hooyadeeda

Riyada:

MaaliN isniin ah galabnimo tahay salada casar kahor roob ayaa banaanka da’ayay Waxan go’aansaday inaan iska yaraha seexdo sbbto ah waan daalana shaqo ayaa kasoobaxay roob na wuu da’ayaya banaanka waan iskaseexday kadib waan riyooday

Waxan ku Riyaday

Hurdadiina roob roob ayaa da’ayay aan badnayn dhax dhaxaad ah daad aan xooganayn ayaa socday dhulka anigana wado ayaa taagna oo aan umalaynayo meel laga dugsado roobka aan xooganayn wadada Gabadh yar yo hooyadeed ayaa rabay daadka inay katalaabaan way cabsanayeen kadib markay iskudayeen inay katalaabaan Gabadhi yarayd ayaa oyday maamadiina way cabsatay waxay moodeen daadka inuu qaaday kadib aniga u imid waxana kudhahay daadkan wuu yar yahay dhib malahan ilaahay kacabsada اتقو الله tartiib umara dhibaato aan idin haysan haraadsanina waana caawiyay daadkina waan dhaafiyay biyo yar ayay ahayd hurdadi ayaa kasootoosay

Kadib markaan hurdada kakacay waxa ii furnayd daaqada intaan jiifay roob ayaa daaqada kasoogalay aan badnayn oo noo da’ayay waan yaabay hurdadi kahor roob hurdadina mar labaad riyo roob ah markaan sootoosayna daaqada roobki ayaa isoogalay waa intaas walal iifasir allah haku barakeeyo

Riyada roobka iyo daadka yar gabar yar iyo hooyadeeda
Riyada roobka iyo daadka yar gabar yar iyo hooyadeeda

Fasirka:

Riyada waxay u badan tahay naftaada inay ku sheekaysanaysay oo aad niyadda ku haysay roobka.

Haddii ay fasir leedahay waxay noqon kartaa arrin qof haysato inaad ka caawin doonto oo aad wax u samayn doonto.

Waxaana laga yaabaa dad kuu dhow ama dariska ah inaad gabar istaagto.

 

Riyada roobka halkan ka daawo

 

The dream was probably about you talking to yourself and wishing for rain.

If it has an interpretation, it could be a matter that someone has that you will help and do something for.

And it could be that you are standing up for someone close to you or a neighbor.

Leave a Reply