Riyada Qudrada cagaaran anoo taabanaya siiba barbarooniga

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyooday aniga oo oo jooga Suuq Qudaar oo gabar deriskeena meel Ganacsi ay leedahay tagay waxaan taabanaya Qudaar barbarooni iyo Qudaar kale oo cagaaran oo waa Wayn anoo taabanaya waxaan dhahay mansha Allah Qudaar fiican Ayaad keentay.

Riyada Qudrada cagaaran anoo taabanaya siiba barbarooniga
Riyada Qudrada cagaaran anoo taabanaya siiba barbarooniga

Jawaabta:

Riyada barbarooniga inta badan waxay tilmaamaysaa arrimo badan ay ka mid yihiin inuu faraj kuusoo dhow yahay, farajkaasna wuxuu imaanayaa dhib kaddib, waxaa kaloo riyadaas ay tusin kartaa inaad lacag dhaxal ku heli doonto, guud ahaan qudaarta waa khayr iyo barwaaqo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More