Riyada qofka oo la farayo inuu gowraco neef

Su’aasha:

Walal riyo aan kuriyoday ano ilahadlen waxanan ujedi oo laiyiri qal neef yar oo ariya waxan iri mahesto ani neef laiguyiri alle waa awooda inow hada Keeno gurigada.

Riyada qofka oo la farayo inuu gowraco neef
Riyada qofka oo la farayo inuu gowraco neef

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in munaasabo ay kuu soo dhowdahay iyo farxad ama casuumaad ama waqlal ama duco, guud ahaan riyada waa riyo khayr ah, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa in balada Alle kaaga leexinayo sadaqada aad ku sadaqaysanayso dadka masaakinta ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More