Riyada qofka oo dhagta ka go’ayso
Su’aasha:
scw maxaa lagu fasiraa qofka haduu ku riyooda asoo hal dhag laga gooay?

Jawaabta:
Dhagta waxay astaan u tahay nasteexo qofkii ku riyoodo asoo dhegta laga gooyay wuxuu waaynayaa wax u nasteexeeyo, waxaa kaloo lagu fasiraa gooynta dhegta furiin, qofkii dhegta laga gooyo waxaa laga yaabaa inuu xaaskiisa furo.
Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen