Site icon Daruur درور

Riyada qof mas’uul farxad la ooynaya anoo kulan kula jira

Su’aasha:

Asc bro waxan xalay ku riiyooday nin masuul aan wada shaqeyn jirnay anaga oo kullan iyo ninka oo oynaya farxad darteeda in uu ila kulmo.

Riyada qof mas'uul farxad la ooynaya anoo kulan kula jira
Riyada qof mas’uul farxad la ooynaya anoo kulan kula jira

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad heer sare ka gaari doonto shaqadaada, waxaa kaloo riyada laga fahmayaa jago inaad qaban doonto oo dad badan ay kaa dambeyn doonaan, marka ku dadaal inaad daacad u noqoto dadka aad la shaqaynayso sidoo kale inaad kasoo baxdo mas’uuliyaddaada kaa saaran shaqada.

Marka riyada qof madax ama masuul meel ka ah waa riyo sidaas lagu fasiro.

 

Waxan ku riiyooday md Farmaajo oo xil ii magacaabaya

Exit mobile version