Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka
Su’aasha:
Waxaan rabaa riyo in la iifasiro waxaan kuriyoodey anigo macmacaan iyo cabitaano sajilesan dad macalimiin ah isla shaqeyno uqeybinaayo marka bac madoow ayan kuwatey macalin ayaan ku yiri macalin buskutkaan iyo cabitaanadan midka rabto kabaxso wuxu labaxey cabitaankii ugu fiicnaa oo aan ubaahnaa waxaan islahaa xaaskaga ugeey lkn madaama uu baxsadey waan ka xishoodey inaan soo celi dhaho riyadaas hala iifasiro.
