Riyada qaabilitaanka qof meel madax ka ah Riyooyinka - Dreams By Mohamed karaamo On Jun 29, 2021 667 0 Su’aasha: Asc waad mahadsantihiid webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo lakulmay maayirka ama duqa caasimada aan joogo lkn midkalaa hada lagu badalay walow aanu wali xilkii wareejin waxaan ugu tagay xafiiskiisa hortiisa barxada isagoo kursi kufadhiya ninkalana lajoogo oo taagan yahay ninkaasi asc is waran madaxwayne waan is gacan qaadnay madaxwayne Ayan ku idhi intuu yaabay oo qoslay ayuu yidhi waan iga dhamatay xiligaygii oo maadan okay ogaynba dhawaan xilka waan wareejinayaye waxba malaha ayaan ku idhi ee madaxbaad tahay kana aduunbaa meesha keenay oo udaayay waa runtaa oo gurigaygaa lagu doortay ayuu igu yidhi waxaan ku idhi waxaan doonayay in aad imaalgalisan dhisme dhakhtar wayn ayaan rabaa inaan dhiso waxaananu Kala qoranay telephonada asc Riyada qaabilitaanka qof meel madax ka ah Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa heerka aad gaari doonto iyo sida laguu tixgalin doono, riyadan waxay xoojinaysaa riyooyinka badan aan kuu fasiray oo dhamaan wada tailmaamaya hrormar iyo guul iyo talo. Qofkii ku riyoodo qof jago haya asoo la kulmaya kutubta riyada fasirta oo dhan waxay isku waafaqsan yihiin inuu ninkaas heer sare gaari doono siiba marka uu arko asoo salaamaya oo lasoo dhoweynaya. Riyada MadaxnimadaRiyada Madaxweynaha 0 667 Share