Riyada oo buundo laga gudbayo iyadoo quraan la akahrinayo
Su’aasha:
Asc wll, xalay ayaan riyooday riyadaasina waxay ahayd; annaga oo ah dad badan oo iskugu jira shacab iyo ciidan ayaan ka nimidnay itooobiya waxaanan kusoconnay somaliland, dadkan aan kuwada soconnaa way isku jiraan soomaali iyo qoomiyado kaleba kadib waxaan soo gaadhnay xuduudda somaliland kadibna askarta somaliland ayaa baadhitaan Nagu bilaaabay qofkasta oo labaadhana waa lasii daynayay, kadib ayaan soo istaagay meeshii baadhitaanka waa la ibaadhay waanan gudbay. Markaan siisocday waxan sii dulmarayay buundo cidhiidhi ah kadib markaan xoogaa si taxadarleh u dulmaray buuundadii ayaan fadhiistay anigoo sugaya dadka kale ee baadhitaanka soo maraya. Anigoo fadhiya ayaan bilaaabay inaan qur,aan akhriyo, suuratul macaarij(sa,ala) ayaan cod aad u ku qrxbadan ku akhriyay anigoo aad ugu khushuucsan akhrintaa qur,aanka heer aan ku dhawaado inan buundada kasoo dhaco!!
Wll riyadaa ii fasir allah cilmiga hakuu ziyaadshee
