Riyada ninka iyo naagtiisa isla socda

Su’aasha:

Asc , naag iyo ninkeeda ayaa socday , naagta waxay sidaa baaf , beeshan iyo saxan yarka diishka , ninka waa ka haray abaar kadib, naagta waxay meel geedo agaaran badan leh oo cariiri ah, qaaday , waxay heshay bajaaj way hishiin waayeen maxay noqoney ?

Riyada ninka iyo naagtiisa isla socda
Riyada ninka iyo naagtiisa isla socda

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa noloshooda inay isbadali doonto waxayna u eg tahay inay nolol fiican heli doonaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More