Riyada:
Walaal waxaad ii fasirta xaas ayan leyahy wax caruur ahna iima dhalin walow horay ilmo udhashay
Ninkale marka naag aan garanayo ayan ku riyooday iyadoo uurkii sedexaad leh wajigana ka bararan mrkas ayan dhahaa kii sedexad miyad wadaa ayado gurigeda jogta misena dhulka jiifta ley tusaa uurna leh marka maxey tahay micnaha riyadaas wall ii fasir.

Fasirka:
Riyadan waxay batahay inay tahay riyo naftaada ku dhex wareegsanayso taasoo ka dhalatay dhibka aad sheegtay oo ah inaadan wali ilmo dhalin adoo xaaskaaga horay ay usoo dhashay.
Laakin haweeneyda aad aragtay iyadoo uur leh oo wejigeeda barasan yahay waxay tilmaamaysaa riyadaas xasad iyo cuqdo , waayo ninka marka uu ku riyoodo qof kale wejiga ka bararsan waxay tilmaamaysaa riyada inuu jiro nacayb iyo xaasidnimo.
Marka waxaa dhici karta adiga niyaddaada aad ka fikirayso naagaha qaraaba ama kuwa deris oo uur qaadaya taasna ay walwal kugu hayso.
Marka riyada waxay noqon kartaa digniin lagaaga digayo inaad ka firkirto waxaas, siiba nimcada Ilaahay ku mannaystay dadka kale.
hana xasdin niyaddaada saafi ka dhig.
Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha
This dream is probably a dream that revolves around you, which is a result of the problem you mentioned that you have not yet had a child, while your wife has already given birth.
But the woman you saw pregnant with a swollen face indicates jealousy and hatred in that dream, because when a man dreams of another person with a swollen face, the dream indicates that there is hatred and jealousy.
So it is possible that you are thinking about the women of relatives or neighbors who are pregnant and this worries you.
So the dream can be a warning to you to think about this, especially the grace that God has bestowed on others.
Do not be jealous, keep your intentions pure.
