Riyada kabaha kaa lumay ee aad helayso
Riyada kabaha kaa lumay ee aad helayso
Riyada:
Walal waxaan kuriyooday labo kabood oo aan lahaa oo iga fakaday kadib waxaan arkay gabadh da,deeda aan kuqiyaasayo 15 sano oo qurux badan oo kabahaygi iikeentay iyadoo kabahaygi meel iigu kaydinaysay kadib waxaan kaqaatay kabahaygi markii aan kadhaqaaqay ayaa waxaan maqlay gabadhi yarayd oo lagu dhahayo wiilka icafi kudheh markaan hadalkaas maqlay ayaa waxaan cod dheer kudhahay waan kucafiyay anigoo gabadha cafiskayga kaga farxinaya

Fasirka:
Riyada waxay la xiriirtaa gabar, waxaa laga yaabaa qof aad rabtay inaad hesho oo aad muddo raadinaysay inaad heli doonto
Waxaana sabab u noqonayso gabar kale, riyada waxay astaan u tahay arrin inay kuusoo dhowdahay oo mustaqbalkaaga ku saabsan.
Dreaming is related to a girl, maybe someone you wanted to find and you’ve been looking for a while you’ll find
And it is because of another girl, the dream is a matter of coming closer to you and about your future.