Riyada jinn iyo riyo waxaro badan

Su’aasha:

ASC CIID MUBARAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO CUNAHA I QABTOO KOR II QAADAY WAX AANAN ARKAYN OON U MALEEYAY JINN DABADEEDNA AANKU AKHRIYAY AYATUL KURSI DABEDEED UU DHULKA I DHIGAY OO UU CARARAY ANA WAANKU FARXAY

markii uu cunaha I qabtoo kor ii qaaday waxasi naqaskuu I dhajiyay AMA igu xidhay markaan firfir leeyahayay ayan amarka ilaahay xasuustay AYATUL kursi

ALLAH MAHADLE

2 WAXAAN KU RIYOODAY ANOO RIYO IYO WAXARO YAR YAR OO BADAN DAYRKA DHEXDIISA DOOG KA BAXAY SIINAYO
OO HA HAYA ANOO FARAXSAN
ALLAH MAHADLE.

Riyada jinn iyo riyo waxaro badan
Riyada jinn iyo riyo waxaro badan

Jawaabta:

Ciid Mubaarak.

1- Riyada jinka aad aragtay waa dagaal shaydaan maadaama aad akhrisatay aaytulkursi wax dhib ah kuuma geysan karo, waa lagaa xijaabayaa, Alle ayaa kaa badbaadinaya.

2- Riyada waxaraha waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo khayrka aad heli doonto waa riyo bishaaro ah.

Riyo badan ayaad aragto waxaro iyo meel doog ah oo aan kuu fasiray, taas waxay xoojinaysaa runta riyadaada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More