Riyada guurka gabar ama hasaawaha

Riyada guurka gabar ama hasaawaha

Su’aasho:

Riyada guurka gabar ama hasaawaha
Riyada guurka gabar ama hasaawaha

asc walal mar walba waxan ki tiyooda ninkeyga oo guursanayo gabar marna waa mid aan aqano marna waa mid aan aqoonin ugu dambeytii waxan ku riyooday ninkeyga oo la hasawayo inan yar marka wax ka weydiiyana jawab an habonen iga siinaya.

Jawaabta:

Riyadan waxaa dhici karta inay tahay riyo fikirkaaga ku jirto haddii aysan ku jirin waxay tilmaamaysaa inaad ka gaabisay ninkaaga waxa uu kaaga baahan yahay, waxaa lagaa rabaa ninkaaga inaad fahnto oo aad siiso jacaylka uu u baahan yahay.

haddii maskaxaada aysan ku jirin guurka ninkaaga oo naag kale inuu guursan rabo waxay u badan tahay inay tahay riyo shaydaan xagii kaaga timid, wuxuu rabaa inuu shaki kugu abuuro, marka aad ninkaaga naag kale ku tuhunto waxaa meesha ka dhalanaysa dood, riyada qofka aad bay saamaynyasaa ma illawo, hadhow dhaqankaaga ayay kasoo muuqanaysaa, marka ilaahay ka magangal shaydaanka waxba haka soo qaadin.

 

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

Riyada guurka

This dream may be a dream in your thoughts if it does not include it indicates that you have missed your husband’s what he needs from you, you are required to understand your husband and give him the love he needs.

If your mind is not in the marriage of your husband and another woman wants to marry it is probably a dream of the devil from you, he wants to create doubts in you, when you suspect your husband of another woman there is an argument, the dream of the person affects you does not forget, then it appears in your culture, when Allah seeks refuge from the devil do not take anything.

 

Riyada guurka halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More