Riyada gabar wiil dameer la fuuleyso

Riyada gabar wiil dameer la fuuleyso

Riyada:

Sh wxan ku riyoday walashey oo lcg iso dirtay wxy igu tiri ino so adeg eee cuno ino kari hybe ban ku iri gabar aan sxbo nhy ayan racay gurigode I geydsay weyna iga tagtaysan u sugayay maqariibti aaa leygu Garay marka ka so tagi rabay walashey iso wcday mida iga yar markase igu tiri abayo dharki aye ka qadatay madama aad cuntada u karin weyday Ana wxan ku dhahay dhib maleh ha qadato ano xanaqsan wa so baxay xafada akteda imaday gabar kala is araknay wixi oo dhana u shegay oo igu dhacay markase igu tiri gabadhah sxb ta eh qeyr meysan ku sameyn ee ka arso iyadana waqtigeda lumi sida y kaga u lumisay anago SAS u wda shekeysaneno aye mesha ka so baxday mrkasa wiil damer wdo Aya mesha ka so bxay wiilkiye ku dhahday wa ku jeclhy asna ku dhahay Kuma rabo kadib ano la hdlin ban damerki la koray wilki Anna wxan ku dhahay ani I aqbal annago ina kaftameno u muqato ban ka tos1y riyadi sh ilahay haka rali noqdee iso fasir hda ka hor xita riyo aan ku so weydiyay ima adn so fasirin😥

Riyada gabar wiil dameer la fuuleyso
Riyada gabar wiil dameer la fuuleyso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad walwal iyo dood inaad gali doonto, waxaana sabab u noqon doono nin dhalinyar ah.

Ninkaas waxaad u sheegan doontaa waxyaalo badan oo sir ah

Waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso waxyaalaha qaar aad samaynayso.

 

Riyada dameerka halkan ka daawo

 

The dream indicates a situation of anxiety and an argument that you will enter and cause a young man.

That man you will claim many secret things

You will need to avoid things you do.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More