Riyada gabar aan is dagaalnay oon dhowr jeer riyo ku arko

Su’aasha:

Asc bahda daruur waan idi salaamay Ramadan mubarak walalayaal
Riyaa iguso noqnoqotay gabar aan qaraabo nahay ayaan isdagaalnay ilaa hadana islama hadalno dhawr jeer baan riyada ku arkay aniga kaliya maahane gabdhaha ila dhashay xataa intasoo jeer bey kuriyooden xaaladeheedana wey kala duwanaayeen aniga iyadoo caadi ah baan kuriyooday abaayada iga yarna iyadoo tuugtamayso iskakey cafiya dhahayso marka maxay naga rabtaa riyada ay noogu dhibtay jawaab baan idinka filayaa insha allaaah alle ha idin barakeeyee.

Riyada gabar aan is dagaalnay oon dhowr jeer riyo ku arko
Riyada gabar aan is dagaalnay oon dhowr jeer riyo ku arko

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in mustaqbalka aad heshiin doontaan idinka iyo gabadhaas oo ay nabad idin dhexmari doonto, oo lays cafin doono,  waa riyo fiican khayr wadata inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More