Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa

Interpretation of a dream of flying in the air

Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa

Su’aasha:

Riyada qofka haduu arko asoo duulduulaya maagalada ayuu kor duulayaa sida shinbirta oo kale mana soo dhacaayo mana cabsanayo ilaa wuxuu gaarayaa daruuraha waxaana u muuqda xidigaha bal fasirka riyadan maxuu noqon karaa.

Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa
Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari doontid xagga aqoonta iyo awoodda, dantaadana ay kuu hilgalidoonto, duulista waa awood, riyada noocan oo kale waxaa arko dadka awood yeelan doono xagga hantida ama aqoonta ama siyaasada, waxaa laga yaabaa inaad noqto qof aad caan u ah oo dad badan ay ka dambeynayaan. duulitaanka marka uu yahay mid ku shareera cirka oo soo noqosho la’aan ah ayuu daran yahay, markaas waa riyo xun, laakin riyada marka ay luulis kaliya tahay oo si shinbirta oo kale waa khayr.

 

This dream indicates that you will reach a high point in terms of knowledge and power, and your interests will be in your interest, aviation is power, such a dream is seen by people who will be able in terms of wealth or knowledge or politics, you may become a very famous person and many people are behind it. Flying when it is in the sky and it is hard to return, then it is a bad dream, but the dream when it is only a pearl and so bird is good.

 

Riyada duulitaanka halkan ka daawo iyadoo faahfaahsan

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More