Riyada dhul barwaaqo ah oo aad u qurux badan

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
waad mahadsan tihiin webka Allah macak

waxaan ku riyooday dhul barwaaqo ah oo loo dalxiis tago
waxaan arkay laba ay ayaa I hor socday oo doogu qarinayo
mid Baan musbaar yar ku tuuray oo ku dhacay way yaaceen
hadana waxan arkay ay LA dilay oo dhiig le
waan socday
waxaan arkay dhulbarwaaqo ah oo doogu jilbaha gaadhayo waa dhul banaan oo geedo yar yar le
dhulkaasi qurux diisa waligay aduunyada kumaan arag Green ka iyo quruxda udgoonka
waligay dhul sidaa u qurux badan hore umaan arag waan LA yaabay oon amakaagay quruxdiisa
Allah mahadleh

Riyada dhul barwaaqo ah oo aad u qurux badan
Riyada dhul barwaaqo ah oo aad u qurux badan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa guusha aad heli doonto mustaqbalka iyo nolosha fiican oo barwaaqada ah, eeyaha waa cadow aad ka adkaan doonto oo laga yaabo inuu isku dayo inuu kaa hor istaago hormarka iyo wanaaga aad heli doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More