Su’aasha:
Waxan ku riyooday aabahay iyo hoyaday oo dhintay iyo anoo xanuunka cararaya.
Jawaabta:
Riyadan waxay tusaysaa haddii Alle idmo dhibaato ku haysata inaad ka bixi doonto sidoo kale inaad ka towbad keeni doonto dambiga.
Inshaa Allaah.
Ita badan dhimshada ama geerida toos uma furmayso waxaa laga yaabaa inay ku tusto cagsiga cimri dheer sidoo kale xanuunka ama cudurka laga cararayo wuxuu noqdaa towbad
Riyooyin kale la xiriira mooduucan halkaan ayaad ka akhrisan kartaa.