Riyada dagaalka oo ciidamo aad la socoto

Riyada:

Asc walaalaha Daruur Nabad ayaan idin rajeeyey
Waxaan ku riyooday riyo dheer oo qaab aan u dhigo aan garan waayey Waxaan arkay riyo dagaal Laba ciidan is dagaalayo oo ane mid kamid ah aan lasocdo aniga aan hub wadan xili habeen nimo ah ayaan ka baxsaday ciidankii aan lasocday waxaana usoo baxsaday Kuwa ay la dagaalamayeen hadana subixii waxaan is iri ciidanka aad kasoo tagtay hub culus ayey wataan mana ka bad baadeysid ee iyaga u noqo iyagii ayaan u noqday dagaal dheer kadib Waxaan arkay aniga oo naftayda la baxsanayo oo buur dheer oo airport kutaal oo magaalada duleedkeeda ah ku dhuumanayo

Aniga ciidan ma ahi waligayna ciidan ma raacin balse Riyadan waanla cajabay waxay Aheyd riyo aan u dhaqmayo sida qof caqligiisa adeegsanayo xataa Hal shay aanka hilmaamay majirto waxay Aheyd riyo Si cad aan u arkay guud ahaan Riyada Dagaalka maxaa lagu fasiraa.

Riyada dagaalka oo ciidamo aad la socoto
Riyada dagaalka oo ciidamo aad la socoto

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in fidno weyn ay dhici doonto oo aad ka shakin doonto xaq iyo baadil midkaad ku sugan tahay, marba meel aad aadi doonto, fidnadaas dadka oo dhan ayay asiibi doontaa waa fidno aakhirsamaanka la xiriirta, Ilaahay ka magangal sharteeda Ilaahay hana ilaaliyo.

 

Halkan ka daawo riyada dagaalka

 

The dream indicates that there will be a great temptation and you will doubt which of the truth and falsehood you are in, whenever you will go wherever you are, that temptation will afflict all people is a temptation related to the Hereafter, seek refuge in Allah from the condition of Allah and protect it.

 

‌‌

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More