Riyada dagaal halis ah oo 7 maalmood gudohooda dhacaya
Su’aasha:
asc waxaan kuriyooday marka hore anigoo caawinaya oday laleeyahay qaliin ayaa lugaha looga sameena waxaan udiray 2dollar kadibna isla riyada waxaan ku arkay ayadoo ladhahayo 7maalmo gudahood dagaal halis ah ayaa dhacaya hadaadan kagudbin wadadaas waxaa nalootilmaama wadada kadibna aniga io 3walalo iladhasheen waa kagudbeena wadada anagoo dareemeeno in dhibaato aa kasoo baxnay oo faraxsan sidaas ayee riyada aheeyd hadaan xaalada kusuganahay kuugu sii daro waxaan ahay qof shaqo doon ah sidoo kale isbuucyadan oo idil waan murugsana oo xaalad ayaa iheesata alx waan idinka sugi jawaabta 3walalo kalena waa ila mid oo waa shaqo doon balse ayaga xaalkooda waa caadi oo mamurugsana qofka murugsana waa aniga oo kaliya.
