Riyada buur adhi iyo jinacaan

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka
Allah macak
waxan ku riyooday aniga iyo gabadh buur dusheeda adhi la joogna meel wada dooga oo aanu jinacaan daawanayno anagoo qoslayna ayaanu dulfadhiisanay meel ay jinaani ka buuxaan oo aanu eegaynay
Allah mahadle

Riyada buur adhi iyo jinacaan
Riyada buur adhi iyo jinacaan

Jawaabta:

Riyada waxa tilmaamaysaa barwaaqada aad heli doonto iyo nolol fiican iyo mustaqbal balaaran guur iyo raaxo ayaan la socda msutaqbalkaas.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More