Riyada beerta xildhibaano iyo macalimiin

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
waad ku mahadsan tihiin sida ugu wanagsan eed noogu hakarbaxdaan Allah macak

waxaan ku riyooday anoo ay ila joogaan xildhibaano barlamanka ah oon sheekaysanayno iyo macalimiin
oo beer qurux badan oo green ah oo doogle aad u dheer ay nadiifinayan macalimiintu si aan u fadhiisano oo ay doogii iyo dhir dhaadheer hoostooda xaadhayaan xarada oo green ah

waxaa ag tayada joogay dumar badan oo xeedhooyinkii arooska samaynayaan oo baabuur badana joogaan
Allah mahadleh.

Riyada beerta xildhibaano iyo macalimiin
Riyada beerta xildhibaano iyo macalimiin

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuusoo dhowdahay munaasabad aad u qiima badan oo dad badan jago haya ay la yaabi doonaan, munaasabaddaas waxay noqon kartaa aroos ama wax kale aroos ka weyn oo farxad ballaaran leh.

Guud ahaan riyada waa riyo noloshaada tilmaamaysa oo khayr ah inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More