Riyada beerta xildhibaano iyo macalimiin
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
waad ku mahadsan tihiin sida ugu wanagsan eed noogu hakarbaxdaan Allah macak
waxaan ku riyooday anoo ay ila joogaan xildhibaano barlamanka ah oon sheekaysanayno iyo macalimiin
oo beer qurux badan oo green ah oo doogle aad u dheer ay nadiifinayan macalimiintu si aan u fadhiisano oo ay doogii iyo dhir dhaadheer hoostooda xaadhayaan xarada oo green ah
waxaa ag tayada joogay dumar badan oo xeedhooyinkii arooska samaynayaan oo baabuur badana joogaan
Allah mahadleh.
