Riyada ay kugu timaado xaaskaaga hore

Su’aasha:

asc walaalaha daruur melkasta aad jogtan salan kadib
waxaan rabaa inaad ii fasirtaan riyo iga yaabisay waxa jirtay gaber aan aad ujecla waliba xaaskayga ahayd sidan ujecla maha midan hada kashekayn karo ayaduna wey ogayd midaa balse nasiib xumo wey igafogaatay waxayna iga fogaatay xolo adun daraded xataa aniga oo qabo ayay ninkale gursatay kadibna waan iska dayay siyan ugu danbaabin madama ayada katilaabtay xadka islan nimada waxa na kucawiyay abaheed alaha unaxariste balse dhibka jira ayaa ah marwalba waxay igu timada riyada xiligaas ay igu imanaysana waan kufarxaa waxana arka ayada oo iso labatay ila nool marna ayada oo sidi hore cml iidiidayso kala maqnashahaynana waxa laga joga mudo 10sana aniga wali gurkale iskuma dayin lkn ayada alx gurar badan ayay somartay caruurna weyhaysata sicaadi hada is aragno ama mel kukulano islama hadalno kaliya salan iskuma dhafno marka maxa ladhihi karaa riyadaas.

Riyada ay kugu timaado xaaskaaga hore
Riyada ay kugu timaado xaaskaaga hore

Jawaabta:

Riyadan waa sheekada nafta, maadaama aad jeclayd oo aad qalbiga ku haysay, riyo ayay kuugu imaanaysaa riyada noocan ah waxaa la dhahaa   حلم حديث النفس  riyada sheekada nafta, qofka waxa aad uu uga fikiro ama wax aad uu uga cabsado wuu ku riyoodaa, marka fasiraad ma laha, waa wax naftaada ay ku sheekaysanayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More