Riyada aragtida wan wayn oo xareed cabbaya
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo jooga meel dhul roobku da’ay oo xareedu wadhan tahay banaanada oo barwaaqo ah
Ayaa meel agtayda ah waxaa ka cabaayay Wan wayn oo xareeda cabaayay
