Riyada anoo madax ka ah ciidamada bada falastiin
Su’aasha:
Asc waad mahadsan tihiin guud ahan
nabadgalyo guudkiina ha ahaato
waxaan ku riyooday anoo falastin ku caawiyay 350 wadhaf iyo quraarado qarxaaya oon dagaalka kula jiro qasa oon yuhuuda eyanayno
iyo anoo ciidamada bada ee falastine madax la iiga dhigay iyo gabadh falastine ah oo aad iyo aad u qurux badan oo hooyadeed intay isoo wacday la iigu dhiibay ay leedahay hooyo ii caawi oo wax u qabo
oon ka aqbalay ka bacdi intay gabadhii dharka dhigatay oon layaabay quruxdeeda oon guri gaystoo la raaxaysanayo anogoo aad u faraxsan wax biyo ahna iga imanin
Allah mahadle.
