Riyada anoo layga reebayo inaan ka baxo magaalada

Riyada:

Asc wll fasirka riyada ano magaalo yar jooga oo qoladi magalada maamuleysay ii diiday in aan magalada ka baxo kadib nin askari ah ii yimid oo ikaxeyay ayaan hurdada ka kacay anoo (oyaya) ilmaynaya

Riyada anoo layga reebayo inaan ka baxo magaalada
Riyada anoo layga reebayo inaan ka baxo magaalada

Fasirka:

Waxay tilmaamaysaa riyadan in arrimo ay kaa xayirmayaan oo aad fulin rabtay way kugu adkaan doonaan laakin marka ugu dambeyso qof ayaa Ilaahay kuu sakhirayo oo arrimahaas kuu fulin doono, marka waligaaga ku xirnow diinta Ilaahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More