Riyada anoo dhar wata ayaa askari i joojiyay

Su’aasha:

Asc waxaan arkay anoo wato bac dhar ah kana mida qamiis oo qurux badan , waan socday waxaan arkay askari meel baaritaan fadhiyo wuu qabtay bacda waala baaraa buu dhahy , waan iska baxay , abaar kadib waan soo noqday , wuxuu iga dhahay waa ok lkn wax yaraa jira , maxay noqoney ?.

Riyada anoo dhar wata ayaa askari i joojiyay
Riyada anoo dhar wata ayaa askari i joojiyay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in arrin lagugu qabsan doono, laakin marka ugu dambeysa waa ka bixi doontaa inkastoo shaki ay kugu reebayso, guud ahaan riyada waxay noqon kartaa digniin inaad iska ilaaliso waxyaalaha aad qaadayso ama  dad ay kuu dhiibanayaan sida boorso ama alaab shaki keeni karta iwm.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More