Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha

Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha

Riyada:

Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo aasaayo umul muminiina Caaisha bintu abii bakar qabriga dhax dhigaayo

Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha
Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto murugo oo la xiriiro noloshaada.

Waayo magaca wuxuu tilmaamayaa nolol iyo cimri dheer laakin aasitaanka ayaa laga fahmayaa dhibaato.

Waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso wixii dhib kuu soo jiidaya.

 

Riyada asxaabta nabiga SCW halkan ka daawo

The dream indicates that you will experience sadness related to your life.

Because the name indicates life and longevity, but burial is understood as a problem.

You are required to avoid anything that will cause you trouble.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More