Riyada anigoo akhrinaya ducadii nabi Yuunis (CS)

Su’aasha:

Asc waadku mahadsantihiin tixgalintiina
waxaan toosay habeen anigoo akhrinaaya
aayadii nabiyu lahi yoonis markuu xuudku liqay ilaahay ku baryay
laa ilaaha illaa anta subxaanaka inii kuntu mina daalimiin
ayaan baan toosay waanan maqlaayay si fiican codkayga kor baan u akhrinayay
markaasi ayaan farxay oon idhi alxdlh
Allah mahadle.

Riyada anigoo akhrinaya ducadii nabi Yuunis (CS)
Riyada anigoo akhrinaya ducadii nabi Yuunis (CS)

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysa inaad ka bixi doonto dhib kaste ku haysa siduu uga baxay Nabi Yuunis (CS)  markuu liqaday nibiriga, sidoo kale waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto arsaaq aad u badan oo lala yaabo iyo barako aan lasoo koobi karin, waa riyo bishaaro ah oo aad u wanaagsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More