Riyada adeerkay caano iyo lacag

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo adeerkayga kaliya een leeyahay kuwii kale way dhintene siinaya caano iyo lacag dhan $50 dollar
isaguna uu aad ugu faraxay caanihiina wuucabayay isagoo aad u faraxsan
Allah mahadle.

Riyada adeerkay caano iyo lacag
Riyada adeerkay caano iyo lacag

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa bishaaro fiican, sidoo kale inaad gaari doonto danta aad leedahay, riyada adeerka oo wax la siinayo waa riyo wanaagsan oo ku dhisan qaraabo xiriiris.

Siiba caanaha waa wax fiican oo tilmaamaya caafimaad iyo badbaado iyo nolol, marka riyada waa riyo aad u fiican

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More