Riyada abahay dhintey anoo video la duubi rabo
Riyada abahay dhintey anoo video la duubi rabo
Riyada:
Waxan ku riyoday abahay dhintey asago I imanayo xafada walibo an faraxsanahay kadibna aan dhahayo aabe video 📹 isla dubeyna qofna dalefanka u dhibay so la ii dubo abe isla socona muqal dubeyna abane waba ila qosla labdo I kishana ana wa farax sanahay abahay ma dhiman waa nol yahay hada muqalkas la duboya dhaha hadane xoga kadib aabe sawir kula kala ina dhoho niyeysana lkn shaqo u ka dahsana waxa is dhaha aabe sanadki hal mar akeysin wane cidan deriska dagal furan ahi ee sawiro video la kal
Abahay 2009 ayu qarax ku dhintey calosha bananka dimid malinkasdo dhib I garo ama ley dulmiyo abahay baan u oya ilahaw u naxarisdo an dhaha xanunka aabe la.an wax ika xnaun bdn maleh ilahaw janada kali abahay mvn

Fasirka:
Riyada waa arrin la xiriirta farxadda aad heli doonto wixii dhib ku haystay ayaa kaa harayo
Waxaa kaloo lagugu boorrinayaa inaad u duceyso aabahaaga mar walbo aad salaad tukato
Sidoo kale riyada waxay wadataa jacaylka weyn aad u hayso aabahaaga
Â
Halkan ka daawo riyada qofka dhintay lala kulmayo
Â
Dreaming is a matter related to the happiness you will get. What you have been suffering from is left behind.
You are also urged to pray for your father once you pray.
The dream also has the great love you have for your father
Â