Riyada aadku riyootay adoo riyoonaya hadana riyo kale fasiraya adoo hadana riyoonaya

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK

FIIRO GAARA…….
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA GURI WAYN OO SIDA MASAAJIDKA ISKU FURAN OO LABA HOLE OO AAD U WAAWAYN KA KOOBAN OO DHEER OO AAD U GOGLAN OO GABADH AAN AQAANO IYO CARUURTEEDII DHEX HURDAAN

KABACDI GURIGII AAN KU RIYOONAYAY
AYAAN WAXAAN ARKAY ANOO DHEXJOOGA OO ISKALE OO RAASHIN MACAN KU DHEX CUNAYA AYAA WAXAA II YIMID GABADHII AAN KU ARKAY EE GURIGA IYO CARUURTEEDII DHEX HURDEEN
MARKAASAAN KU IDHI WAXAN KU RIYOODAY ADOO GURI WAYN OO SIDA KAN U WAYN ADIGA IYO CARUURTADU DHEX HURDA
WAY YAABTAY OO AY QOSOSHAY

WAXAN LA YAABAY ANOO RIYONAYA AYAN HADANA ISLA RIYADII QOFKII ANKU RIYANAYAY IYO GURIGII ARKAY KANA SHEEKAYNAYAY RIYADII ANOO HADANA RIYADII KU JIRA
WAA MIDA IGA YAABISAY
ALLAH MAHADLEH.

Riyada aadku riyootay adoo riyoonaya hadana riyo kale fasiraya adoo hadana riyoonaya
Riyada aadku riyootay adoo riyoonaya hadana riyo kale fasiraya adoo hadana riyoonaya

Jawaabta:

Riyada haddii riyo kale ay ku dhex jirto oo lagu dhexfasiro waa riyo dhab noqon doonto riyada noocaas ah xoog ayay leedahay, riyada waxay tilmaamaysaa nolol fiican iyo raaxo aduun iyo nolol barwaaqo leh, maadaama aad riyada dhexdeeda ku sheegayso waxay xoojinaysaa taas inay si dhab u furmi doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More