Riyada aabo khamiis cad xidhan
Riyada aabo khamiis cad xidhan
Riyada:
Asc
Riyo 1
waxaan ku riyoday aabo xidhan khamiis cad hoos fadhiya geed hadh wayn leh oo u dhow aqal aanan hada deganayn se markaa aanu deganayn waxaan niyada ka leeyahay aabo malaha wuxu ka yimi bixintii inan uu dhalay ayuu bixinayay markaa
aqalka ayaan galay walashay ayaan ku idhi u gee aabo qureec ama beed sii ama kaluun iyo roodhi aabo u yeedhay walshay aabo qureec ii keen kaluun ayuu doortay
Aabo wuu noolyahay
Riyo 2
2:Sc sheekh aabo wuxuu iisoo diray lacag 1800000 shiling

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad farxad leh oo aabe aad la wadaagi doontaan
Waxayna noqon kartaa arrin muhiim u ah reerka oo dadka oo dhan ay ku farxi doonaan.
Waa iyo khayr ah, labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeyo Ilaahay khayrka ha idin waafajiyo.
Halkan ka daawo riyada aabaha oo faahfaahsan
The dream indicates a happy occasion that you will share with your father
It could be an important matter for the family that will make everyone happy.
It is good, there is a connection between the two dreams, may God bless you with good.