Riyada 2 gabdhood uur leh Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Aug 29, 2021 664 0 Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday 2 gobdhood oo mar hore iigu danbaysay iyagoo xaamila ah maxay noqon kartaaa. Riyada 2 gabdhood uur leh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay arrimo kuusoo dhow yihiin oo kaa farxinaya waana wax fiican oo qiima leh, riyada waa riyo fiican. Guud ahaan uurka waa wax la sugayo oo waqti u baahan marka riyada lagu arko, laakin hadda waxay badan tahay arrin muhim ah adiga aad sugaysay oo farxad leh inay kuusoo dhowdahay. Riyada UurkaRiyada Xaamilada 0 664 Share