Riwaayaddii Qaran iyo qabiil
Wali waxaa isku dheggan amin arts iyo dadka uu u arko inay raban dumista qaran soomaaliyeed.
amin arts wuxuu u arkaa Farmaajo inuu yahay qofka dhisaya qaranka dadkaanna inay yihiin kuwa duminaya.

tolow amin arts ma wuxuu arkayaa wax annaga aynaan arkin?
Farmaajo iyo Khayre miyay ku fashilmeen xukunka soomaaliya?.
Sawirkan waxaa ka muuqda Shariif Axmed oo ahaa guddoomiyaha midowga maxkamadaha islaamiga sidoo kale waxaa ka muuqda Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.
