Skip to contentSu’aasha:
Riyo abtigey oo darufeysan ana waan xambaray oo waxfican cun.
Riyo abtigey oo darufeysan ana waan xambarayJawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa maalmahan soo socdo in dhibaato aad la murgi doonto oo kula soo gudboonanaysa, abtiga wuxuu tilmaamayaa marka riyo lagu arko xaalka qofka haddii uu dhibaataysan yahay saad sheegatay waa dhibaato iyo murugo adiga aad la kulmi doonto.