Ragu gabdhaha maxay ka eegaan
Su’aasha:
Asc walal waxan ahay gabar 19 jir ah wax xirir ah wali ma helin tankale waxan ahay gabdhaha raga ku adkeeya waayo mid anan kahelin aya Ila qabsanaya kii aanka heleyna ama naag Aya wadata ama maba is helno gabdhaha Aniga facay ah 5ayey la socdan mana foolxumi Lkn xooga weight aya leyahay Alhamdulilah Lkn waa dheerahay marka wll malays caqabada ii hortagan maxad is dhihi kartan qof bixitan badan ma ihi wayo markad baxdo ayad qof baranaysa marka wll ila taliya tankale ragu gabdhaha maxay ka eegaan.
